RW SHARMA’ARKE: Xiriirka u dhaxeeya Sweden iyo Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke ayaa shalay la kulmay safiirka Sweden u fadhiya Somalia, Mikael Lindvall, waxayna ka wadahadleen xoojinta Xariirka ka dhexeeya labada dal. “Waxaan shalay la qaatay kulan miro-dhal ah safiirka Sweden Soomaaliya, Mikael Lindvall waxaana idiin xaqiijinayaa in xiriirka adag uu ka dhaxeeya Somalia & boqortooyada Sweden uu yahay mid … Continue reading RW SHARMA’ARKE: Xiriirka u dhaxeeya Sweden iyo Soomaaliya